Xiriirkii-Is-Badalay-Landscape

XIRIIRKII IS BADALAY

Sida aad ugu barateen Shirkadda Tarjunta Aflaamta kala duwan & musalsalada ee Fanproj Productions & Entertainment musalsalada xulka eh ee ka yimaada shacab weynaha Somaliyeed dalabaadkooda, Musalsalkan la magac baxay  XIRIIRKII IS BADALAY  Waxaa idiinku  tala galeen daawashadiisa MOGADISHU CABLE TV waxaana idiin fududeeyay Fanproj Media Productions qeybtiisa musalsalada ee www.fanprojseries.com

Advertisements