Qarash-Qiimo-Jaceyl-Poster

QARASH & QIIMO JACEYL

Sida aad ugu barateen Shirkadda Tarjunta Aflaamta kala duwan & musalsalada ee Fanproj Productions & Entertainment musalsalada xulka eh ee ka yimaada shacab weynaha Somaliyeed dalabaadkooda anagoo mar walba ka tix raacna dalabka dhanka uu u badan yahay ayaa waxaa idin soo wadnaa Musalsal cusub oo Turki ah lana magac baxay QARASH & QIIMO JACEYL kaasoo hogaamiye ka ah xiddigaha laga daba dhacay dhanka jiliinka musalsalada turkiga ah.

Musalsalkan Qarash & Qiimo Jaceyl waxaad ka daawan kartaa.
www.fanprojseries.com

Advertisements