Sida aad ugu barateen Shirkadda Tarjunta Aflaamta kala duwan & musalsalada ee Fanproj Productions & Entertainment musalsalada xulka eh ee ka yimaada shacab weynaha Somaliyeed dalabaadkooda anagoo mar walba ka tix raacna dalabka dhanka uu u badan yahay ayaa waxaa idin soo wadnaa Musalsal cusub lana magac baxay XAD LA’AAN kaasoo hogaamiye ka ah xiddigaha cusub ee Jennifer Winget & Kushal Tandon
Musalsalkan XAD LA’AAN waxaad goor dhow ka daawan doontaan.

www.fanprojseries.com

Nala daawada in yar oo xayeysiin ah.

Loading...
SHARE

51 COMMENTS

  1. Fanproj I don’t watch the film qaraash iyo quinoa jaceyl cuz it’s kinda boring but please please please please please please please please please please please please please we want the two other films that haven’t started yet strart them at the same time please

  2. Fanproj I don’t watch the film qaraash iyo quinoa jaceyl cuz it’s kinda boring but please please please please please please please please please please please please please we want the two other films that haven’t started yet strart them at the same time please

    • Qarash iyo Qiimo Jaceyl manuuraayo iska dhaafa kulahaa war afkaaga xiro Qarash iyo Qiimo Jaceyl anaga ayaa jeceyl iyo aduunka oo dhan ayaa jecel Fanproj waxaan idin oran lahaa waxan maraxka ah ee Hindiga ah waqtiga ha iskaga dhuminina viva musalsalka dunida qabsaday ee Qarash iyo Qiimo Jaceyl

  3. Hooy edab yeelo afkagana ka adkow adiga kulama hadlin ee fanproj ayan lahadlayaa waxna kaama galin fanproj hanoolato waa wapka aan dunida ugu jeclahay qarash iyo qiimo jacayl na manecbi waayo horay ayaan udaawaday waa intaas ookaliya

  4. Plz No so daya filnkan wa jeclahay ye!!!
    fanproj marhore aa xaysintisa bilbden ila hadane ma so deynosin maxa sabab ne

  5. Fanproj musalsalkan maan noo soo deysaan meelo badan ayuu ka socdaa hadana turjumadiina ayaa jeclahay asoo turjumadiina ah Youtubka ayaa lasoo galiyaa hadana midka webka lasoo galiya ayaan ka jeclahay waayo waa HD please and please soo galiya webka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.