Sida aad ugu barateen Shirkadda Tarjunta Aflaamta kala duwan & musalsalada ee Fanproj Productions & Entertainment musalsalada xulka eh ee ka yimaada shacab weynaha Somaliyeed dalabaadkooda anagoo mar walba ka tix raacna dalabka dhanka uu u badan yahay ayaa waxaa idin soo wadnaa Musalsal cusub oo Turki ah lana magac baxay QARASH & QIIMO JACEYL kaasoo hogaamiye ka ah xiddigaha laga daba dhacay dhanka jiliinka musalsalada turkiga ah.

 
Engin AkyürekEngin Akyürek
 Ömer
Tuba BüyüküstünTuba Büyüküstün
 Elif
Damla ColbayDamla Colbay
 Demet

 

Musalsalkan Qarash & Qiimo Jaceyl waxaad goor dhow ka daawan doontaan.
www.fanprojseries.com

Nala daawada in yar oo xayeysiin ah.

Loading...
SHARE

35 COMMENTS

  1. Wow musalsalkan aad ayaan ugu helay iyo atariishada lawada yaqaano ayaa ka atariisho ah (Lamiis) ee noo soo daaya waanba sugi la’nahay goortuu bilaaban doono

  2. wah wah caadi ma ahan musalsalkan ilaa uu ka bilaabanaayo ayaanba sugi la,yahay hada ka bacdi musalsalada turkiga ah lee noo soo turjuma

  3. Fanproj maxey tahay saan ?!
    21 april waxan idinka sugaaye in aad bilaawi doontaan musalsalkaan lkn
    Gaf iyo ganacsi jacey aad bilaawdeen☻
    Saaaaas xaq daro waaye
    “G&GJ”
    musalsalkaan aa kashidan “G&GJ”

  4. Fanproj saan in aa tihiin maba idin maleyneynin waayo musalsalkan ayaa codeynta sareeyay why aad u soo deyn weyseen filimkan aadka u shidan noo soo daaya yaaqay in badan ayaan sugeynay Qarash iyo Qiimo Jaceyl

  5. Fanproj please noo soo daaya musalsalkan bisha abriil 21 ayaan filaneyney ilaa iyo hadana waxba nooma soo wadaan noo soo daaya please please

  6. Fanproj musalsalkaan aadka u macaan badan mala ilooway dhowr bilood ayuu yaalaa webka ee sida ugu dhoqsiyaha badan noogu soo daaya waanii tuugeynaa please the best series of Tuba Buyukustun and Engin Akyurek

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.