During the funeral of Elif Father, Tahir Amcha meets and consoles Elif.
Later some men meet elif alone in her father’s office room and threaten her with a gun, they tell her that her father stole their diamonds, and now they want them back. They say her father left her his business. Elif replies she knows nothing. The guy threatens her, telling her to tell no one – not even her mother – to ask no one about anything.

Omer discusses the crime scene
It turns out the recordings are damaged. There is a one-hour gap in the recording; the recordings have been tempered with. Omer asks to see the file when he realizes how evidence does not match the crime scene,

Elif asks to be left alone.
Elif searches for diamonds in her house.

Omer at the office discusses with his friend various scenarios of the murder, and concludes sibel was murdered and dragged to the scene then planted in the car, the primary location of death is not the car.

Sida aad ugu barateen Shirkadda Tarjunta Aflaamta kala duwan & musalsalada ee Fanproj Productions & Entertainment musalsalada xulka eh ee ka yimaada shacab weynaha Somaliyeed dalabaadkooda anagoo mar walba ka tix raacna dalabka dhanka uu u badan yahay ayaa waxaa idin soo wadnaa Musalsal cusub oo Turki ah lana magac baxay QARASH & QIIMO JACEYL kaasoo hogaamiye ka ah xiddigaha laga daba dhacay dhanka jiliinka musalsalada turkiga ah.

Musalsalkan Qarash & Qiimo Jaceyl waxaad ka daawan kartaa.
www.fanprojseries.com

Loading...
SHARE

26 COMMENTS

    • Mashidno kulahaa waadba u jeedaayee musalsalkan siduu u macaan badan yahay gaf iyo ganacsi jaceyl waa musalsalkii ugu marax sanaa fanproj soo turjuntay ayuu ahaa viva qarash iyo qiimo jaceyl

      • Sahra walaahi waa runtaa anigaba maalinku dhamaaday baan dhacay musalsalkan wuxuu bila micno oo in wakhti lagu lumiyaba muusan isaahilin

  1. Wlhi sahra ayaanu isku fikir nahay waa runteed musalsalkii ugu bila micnaysana ee aan fanproj ka daawa wuxuu aha gef iyo gacansi jacayl maalintuu dhamaaday baan dhahay musalsalkan in wakhti lagu lumiyaba muu istaahilin lkn musalsalkan waa shidyahay gabadh metelaysa aad baan u jeclahay caasi

  2. Wali ma Hayno nusalsal udhigma JACAYL QURBE TAGAY LKN Qarash iyo Qiime Fadlan laba laba nosoo daya imika 4 ilaa 5 Noso daya

  3. Walaal musalsalkan ma ahan Hindi ee waa Turki asoo af Turki, af Carabi, af Isbaanish, af Itoobiyaan, af Urdu, af Kurdish iyo afaf kale waad heleysaa the best musalsal Turki dhowr luqadood ayuu ka baxay waa musalsal dunida qabsaday waaye please Fanproj noo soo daaya musalsalkan aadka u macaanka badan

  4. Waan ogahay ino hind ahen balsi waxaan ka wada ayuu muslasal turik am hind. Marke so daywayen Ayaan waxaa radi. Af arib am hindi kuu markas ahado wallo saas waye

  5. Filinkan magacisa saxda waa Ishqul Aswad ama jacelki madowa wu qaybo badan yahay 1234 ayuu leyahay halkisa qaybna waa saacad marka ma umalaynayo in ay fanproj dhamaystiro doonto inta ay halki ee 2maalin kadhigayso ani ahantayda wan dawaday filinkan lkn af carabiga iskuma ficni ee Afkayga hooyo aan ka jeclahay

    • Fanproj filimadeeda & musalsaladeedaba jadwal ayuu leeyahay, mana jiro musalsal ay bilowday oo ay dhex ugu taktay, musalsalkanna waxaad la socon kartaa Isniin ilaa Sabti

  6. Gaf ito ganacsi jaceyl musasal la Mida waligay ma arag Nin hooyadii iyo abihiis idilay oo Hadana la cinqaabin saas ku dhamaday, kaas aktar ma ahayn laadar guulaystay weeye,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.