Fanproj wuxuu si casriyeysan uu luqadaada hooyo kuugu tarjumayaa film walba sida, Bollywood, Hollywood, Arab Films, hadii ay noqon leheyd film dhameystiran ama mid taxane ah sida Musalsalada oo kale.
Wuxuu kaloo diyaar u yahay shirkad walbo oo dalab heysato in dalabkeeda si macamil ah in ay ugu fulineyso

Sida aad ugu barateen Shirkadda Tarjunta Aflaamta kala duwan & musalsalada ee Fanproj Productions & Entertainment musalsalada xulka eh ee ka yimaada shacab weynaha Somaliyeed dalabaadkooda anagoo mar walba ka tix raacna dalabka dhanka uu u badan yahay ayaa waxaa idin soo wadnaa Musalsal cusub la magac baxay JACEYL QURBO TAGAY kaasoo hogaamiye ka ah xiddigaha laga daba dhacay waayahan ee Arjun Bijlani & Drashti Dhami

Musalsalkan Jaceyl Qurbo Tagay waxaad goor dhow ka daawan doontaan.
www.fanproj.com
www.fanprojseries.com & weliba app-ka FanprojPlay

Nala daawada in yar oo xayeysiin ah.

Loading...
SHARE

36 COMMENTS

  1. Laakiinse bahda Fanproj midka turkiga ah goormeed xayeysineysiin waanba sugi la’nahay camal waayo waa musalsal 100% aan caadi eheyn waaye

  2. Filimkan Cusub Goirmuu Bilaabmayaa Ma Marka Axdi iyo Amar Dhamaado Bilaahi Calyk Naga Soo daaya filmkani wuu Igu socdaaye Hh Musasalada Kuwa La daawan Karo waa Kuwan

  3. Please team fanproj musalsalkan ino so bobsiya wan kahelay wlhi please gorme ayaa shaca laga qaada please please reply answer love you team fanproj

  4. Neena and raghaf nd veer sanjena family’s mahers www i liked this af hindi asago ah la socdadrashti dhami and arjunbiljani

  5. Wlhi musalsalkan waxa arki jiray wiil sxbkey isagoo dawanayo lakin waan yasi jiray lakin hada aya sifiican ufiirsaday caadi maha ❤️❤️❤️

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here