Sida aad ugu barateen Shirkadda Tarjunta Aflaamta kala duwan & musalsalada ee Fanproj Productions & Entertainment musalsalada xulka eh ee ka yimaada shacab weynaha Somaliyeed dalabaadkooda anagoo mar walba ka tix raacna dalabka dhanka uu u badan yahay ayaa waxaa idin soo wadnaa Musalsal cusub la magac baxay GAF & GANACSI JACEYL kaasoo hogaamiye ka ah xiddiga laga daba dhacay doorka qiyaanada & aargudashada ee Vatsal Sheth.

Musalsalkan Gaf & Ganacsi Jaceyl waxaad goor dhow ka daawan doontaan.
www.fanproj.com
www.fanprojseries.com & weliba app-ka FanprojPlay

 

Loading...
SHARE

37 COMMENTS

  1. shourya Gowenga ahaa wlhe ninkan waligi wxa u ku ficna Qiyanada Gabdhaha Wxa ku xasusta flimki ay isla waden Sanjeeda shekh Ee adka u xisaha bdna waxan fila kaa o kle inu yahe filimkan

  2. Nooooooo soooooo. Plzzzzzz Fanproj♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  3. Midba midka kale ayuu ka kulul yahay musalsal kaan qurbe tagay aya wax lagu matalo lawaye kana kabadiye that is why we like fanproj luv you guys

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here